Fahad Yasin ‘’Xamse ma aha inuu ka hadlo doorasho ha xusuusto Jubbaland  2019’’

Fahad Yasin ‘’Xamse ma aha inuu ka hadlo doorasho ha xusuusto Jubbaland  2019’’

Doha (Raxanreeb )- Taliyihii hore ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin  Xaaji Daahir ayaa si layaab leh  ugu falceliyay hadal shalay ka soo yeeray Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare oo uu kaga hadlay doorasho qof iyo cod ah. Fahad Yaasiin ayaa sheegay in nasiib darro ay tahay in waqtigan Xamse Cabdi Barre uu ka hadlo doorasho daah furan isaga oo tusaalle...

GAARISA : Gabar caan ka ahayd baraha bulshada oo shil gaari ku geeriyootay.

GAARISA : Gabar caan ka ahayd baraha bulshada oo shil gaari ku geeriyootay.

Gararisa (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxay geerida gabar lagu magacaabo Hodan Gaabay oo aad caan ugu ahayd baraha bulshada taas oo ku geeryootay shil gaari. Shilkan ayaa dhacay magaalada Gaarisa ee Waqooyi Bari dalka Kenya sida ay sheegeen dad halkaas ku sugan oo warbaahinta la hadlay. Dad badan oo ku xiriira baraha bulshada ayaa aad u...

Suuqyada Crypto oo lumiyay $200 bilyan 36-kii saac ee la soo dhaafay.

Suuqyada Crypto oo lumiyay $200 bilyan 36-kii saac ee la soo dhaafay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Xaaladaha suuqa cryptocurrencies ayaa maanta aad u xun ka dib markii bitcoin oo ah hormuudka lacagahaasi ay sameysay hoos dhac aan laga fileyn taasoo sababtay in dhammaan ay hoos u dhacaan lacagaha kale ee xiriirka la leh. Bitcoin ayaa hadda mareysa $57,000 oo dollar, Altcoins-yada kale  ayaa raacay hoos u dhaca wadarta guud suuqa ayaa khasaaray wax...

Shir looga hadlay khilaafka Soomaaliya & Itoobiya oo ka dhacay Azerbaijan.

Shir looga hadlay khilaafka Soomaaliya & Itoobiya oo ka dhacay Azerbaijan.

Azerbaijan (Raxanreeb )- Dalalka Carabta iyo Bartamaha Aasiya oo dowladda Soomaaliya ku taageeray diidmada heshiiskii is-afgarad ee ay Itoobiya la gashay Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland. Kalfadhigii 3-aad ee Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta, dalalka Bartamaha Aasiya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan oo lagu soo gaba-gebeeyey magaalada Doha ee Caasimadda dalka Qatar, ayaa laga wada hadlay caqabadaha iyo fursadaha...

Qofkii ugu horreeyay ee lagasoo tarxiilay UK oo soo gaaray Afrika.

Qofkii ugu horreeyay ee lagasoo tarxiilay UK oo soo gaaray Afrika.

London (Raxanreeb ) –Britain ayaa u dirtay Rwanda qof ku guuldareystay in uu helo magangalyo markii ugu horeysay isagoo raacaya barnaamij iskaa wax u qabso ah. Ninkan ayaa la sheegay in Isniintii uu ku dhoofay diyaarad ganacsi, waxaana la siiyay lacag ku dhow afar kun oo dollar si uu halkaa ugu guuro. Qorshahan ayaa ah mid ka duwan qorshaha dowladda...

WARCUSB : Dad badan oo ku dhintay folkaano ka qarxday Indonesia.

WARCUSB : Dad badan oo ku dhintay folkaano ka qarxday Indonesia.

Jakarta (Raxanreeb )- Ugu yaraan 15 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku naf waayeen, halka kumanaan kun oo kale laga daad gureeyay foolkaano ka qaraxday jasiiradda Ruang oo ka tirsan gobolka Sulawesi ee dalka Indonesia. Sidoo kale waxaa la hakiyay duulimaadyo dhowr ah oo halkaa tagi lahaa, ayadoo kooxaha gurmadka degdega ihi ay ku howlanyihiin Sama-tabixinta iyo daad guraynta...

Kooxda AS oo weerar hoobiyaal ah ku qaaday ciidanka DFS ee Sh. Hoose.

Kooxda AS oo weerar hoobiyaal ah ku qaaday ciidanka DFS ee Sh. Hoose.

Muqdisho (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen deegaano ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan meel ay ku sugnayeen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed sida ay sheegeen ilo xog- ogool ah oo halkaas ku sugan. Sida wararka ay sheegayaan kooxda Al- Shabaab ayaa weerar hoobiyaal ah ku qaaday  deegaanka Sabiib...

Uganda oo xaqiijiysay in ciidamadooda ay sii joogi doonaan Soomaaliya.

Uganda oo xaqiijiysay in ciidamadooda ay sii joogi doonaan Soomaaliya.

Kampala (Raxanreeb )-  Mas’uuliyiinta Uganda ayaa xaqiijiyay in ciidamadooda ay sii joogi doonaan Soomaaliya marka uu dhamaado oo ku beegan dhamaadka sanadkan, oo ah waqtiga howlgalka Midowga Afrika ee hadda socda, balse dalalka kale ee ay ciidamada ka joogaan gobolka ee Kenya iyo Burundi ayaa weli ku sugan Soomaaliya. in lagu casuumo qabanqaabada. EastAfrican waxay ogaatay in wadamada hadda ay...

Somalia state media journalist suspended, salary cut due to Facebook post

Somalia state media journalist suspended, salary cut due to Facebook post

The Somali Journalists Syndicate (SJS) expresses serious concerns regarding the suspension and salary cut against journalist Sugaal Moalim Mohamud, who is employed by the Somalia government-owned media outlet in retaliation for expressing views regarding the Somali government’s military operations, particularly highlighting issues of mismanagement and corruption within the Ministry of Defense.

FAALO : Teendhadu marnaba eed ma leh !!.

FAALO : Teendhadu marnaba eed ma leh !!.

Muqdisho (Raxanreeb )-Hadalka Ra’iisul Wasaare Xamze ee uu saaka ballan qaaday inaan teendhadii habaarnayd lagu laaban doonin waa mid bogaadin iyo soo dhaweyn mudan. Hadalkaas wuxuu ka jeediyay isla teendhada Afisyoone iyo daahfurka shir cinwaankiisu ahaa dhab-u-heshiisiin loo dhan yahay. Balse waxaa is waydiin mudan maxaa tallaabooyin ah oo ay xukuumaddiisu qaaday si lagaga baaqsado teendhada, looguna dareero doorashooyin ka...